Daawo Sawirada “Magaalada Cadaado oo lagu soo gabogabeyay tababar ay ay soo qaban qaabisay Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Somaliaya

Magaalada Cadaado waxaa lagu soo gabogabeyay maanta tababar socday 2 cisho oo loo qabtay sarakiisha HSJ ee ka howlgala laanta Hay’adda ee Dowlad Goboleedka Galmudug. Tababarkan ayaa si wada jir ah waxaa ubixinayay agasimaha shaqada iyo shaqaalaha Cabdirisaq Maxamed Xussen iyo La taliyaha Sare ee HSJ Mahad Ahmed Abdi . Sarakiisha tababarka ka soo qeyb … Continue reading Daawo Sawirada “Magaalada Cadaado oo lagu soo gabogabeyay tababar ay ay soo qaban qaabisay Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Somaliaya